
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta maamulka snm Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa gaadhi kula dhacay inta u dhacay oodweyne iyo Baligubadle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qambi iyo Ilaaladiisa ayaa ka badbaaday shilkaasi gaadhi mar uu la hadlaayay warbaahinta waxaa uusheegay in aysan cidna wax ka soo gaadhin shilkaasi.

40 total views, 1 views today