Deg Deg Daawo Video:Maamulka Puntland OO Dawlada Soomaaliya U Dirayy Codsi Ka dhaa ah SNM

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo xubno ka tirsan golaha xukuumadda oo warbaahinta kula hadlay xarunta wasaaradda qorshaynta ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyey shirka jihaynta siyaasadda xukuumadda oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka socday gudaha magaalada Garowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland ayaa sheegay shirka looga hadlay dajinta qorshaha xukuumadda cusub ee Puntland ay ku shaqayn doonto shanta sano ee soo socota, isagoona akhriyey qodobo laga soo saaray shirkaasi

qodobda ka soo baxay shirka waxaa kamid ahaa in puntland ay dawlada soomaaliya ka codsatay in wadahadalka dawlada fadaraalka iyo snm laga qeyb galiyo.