Xili weli cirka isku sii shareerayaan xiisadihii dagaal ee u dhaxeeyey Puntland iyo Somaliland isla markaasna qaybo kamid ah gobolka Sanaag uu ay hada socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa dagaalkaasi kusii baray kana hadlay hogaamiyaha Jabhadda xoreynta iyo dulmi diidka Somaliland ee Korneyl Caarre.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo deg deg ah, isagoona ugu baaqay madaxweynaha Somaliland uu kala baxo deegaanada gobolka Sanaag ciidamadiisa hadii uu kala bixi waayana ay wajihi doonaan xaalad adag.

https://www.youtube.com/watch?v=lPlgxgNj6Rk