Deg Deg Daawo:SNM Ujawaabtay Madaxweyne Deni”Meelkasto Caare joogo ilaa Qardho Waanu Tegayna’

Hargaysa{ khaatumonews }Wasiirka gaadhanshiga maamulka snm Ciise Waxar oo goordhaweyd kula hadlaayay warbaahinta Hargaysa ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii madaxweynaha puntland maanta ugu digay jabhada snm.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciise waxar waxaa uu sheegay in ciidamada snm ay baacsanayan kuna raad joogan jabhad ay puntland marti galisay taaso usheegay in ciidankoodu meeshay joogtaba ugu galayaan xataa Qardho.