Safiirka Dawladda Ingiriiska u fadhiya soomaaliya David Concar ayaa ku dhawaaqay war ka nixiyay maamulka snm oo inta badan is xejiya dawladda Biritan,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
David Concar Ayaa si cad u sheegay in dawladda UK maamulka snm gooni isku taagisa aysan aqoonsaneen islamarkaana ay utaqaano maamul soomaaliya ah islamarkaana xiisadaha Hargaysa iyo xamar ay u taalo soomaalida say ku xalin lahaayen,
