Daawo:-Odayaasha Isaaq Oo Walaac Ka Muujiyay xaalada SNM.

Gudoomiyaha golaha Odayaasha isaaq ama golaha guurtida snm Saleebaan Oo Warbaahinta maanta kula hadlaayay Hargaysa ayaa Walaac xoogan ka muujiyay xaalada nabad galyo ee deegaanka maamulkaasi waxana u sheegay in Bariga iyo Galbeed kuba Ololaayo islamarkaana colaad ka aloosan tahay,