Todobaadyadii u dambeeyay warbaahinta dalka Mareykanka gaar ahaan Telefishinada waxey hadal hayeen, Ilham Cumar oo ah gabar Somali Mareykan ah, oo ka tirsan xubnaha cusub ee xisbiga Dimuquraadiga ee Aqalka Hoose ee Congresska oo hadallo ay ka tiri xukumadda Israel ay xasaasiyad badan kiciyeen

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DHAGAYSO