Deg Deg Daawo:Sarkaal lacag Badan kala Goostay Maamulka SNM Oo Ku Biiray Jabhada Caare

Garoowe{Khaatumonews}Xisaabiyihii Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Ayaa La Goostay Lacag Gaadhaysa Ku Dhowaad 32000,000 Milyan Oo Shilinka Somaliland, Taas Oo Ahayd Mushaharkii Cuqaasha Iyo Shaqaalaha Gobolka Togdheer.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Sarkaalkan Ka Tirsana Maamulka Gobolka Togdheer Oo Maqan Mudo Ku Dhowaad 5 Cisho Ah.Ayaan La Xaqiijin Halka Uu Ku Sugan Yahay Balse Warar Xog-Ogaala Oo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya Inuu Ku Biiray Jabhada Caare,Isla Markaana Wakhtigan Uu Ku Sugan Yahay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamul Goboleedka Puntland,

Dhanka Kale Wararka Aanu Helayo Ayaa Sheegaya In Masuulkan La Goostay Lacagta Uu Safar U Gelaayo Dhankaas Iyo Magaalada Muqdisho,Halkaas Oo Uu Shaqo Ka Raadinaayo,