Warbixin:Maxaa Faratoon Looga Reebay Safarka Muuse Biixi Ku Tegay Imaaraadka

safarkii uu hogaamiye beeleedka SNM ku tegay dalka itoobiya, wasiirka arimaha debeda wasiir faratoon waxa uu ka mid ahaa wafdigii la socfay muuse Biixi walow aanu samayn iyo talo weyn ku lahayn socdaalka itoobiya balse u ka soo muuqday cemerada.

Halka safarkan uu hada Muuse BIixi ku tagay imaataarka aanu la socon Faratoon.

Xeerka Uyaal Maamulka SNM ayaa odhanaya Wasiirka arimaha debedu Asaga ayaa u xilsaraan waxii xidhiidh ah ee uu Muuse Biixi ama hogaamiyaha markaasi talada haya dalka kale la samaynayo, waxaana qurux badan in uu safarada debeda ee madaxwaynaha mar kasta ku weheliyo, waayo asaga aya laga rabaa hirgalinta iyo la socodka waxii lagu soo wada hadlay ama lagusoo heshiiyay.

Hadaba maxay tahay sababta faratoon looga reebay safarka madaxwaynaha?

aniga waxa ay ila tahay siro badan oo daah saaranyahay oo ku duugan heshiiska pd world oo an la rabin in ay cid ogaato ka baxsan Beesha Isaaq mooyee ayaa jira, waana sababta looga tagay wasiir faratoon!?