VIDEO:Hargaysa Hotel Lacag Xaaran ah lagu Dhisay Oo Galaaftay Dad Badan,

Hotel Lacag xaaran ah lagu dhisay oo ay leedahay Aamino Waris oo ah Haweenayda Siilaanyo ayaa Galaaftay Boqolaal kamid ah dadka jaarka la ah hotelkaasi,