Deegaano kamid ah Gobolka sanaag waxaa muqaal dhoolatus ah isaga soo duubay taliyaha qeybta sadexaad ee maleeshiyada SNM Faysal cabdi Bootaan,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal oo ka soo jeeda Beesha habar jeclo ayaa dhoolatuskiisa iyo ujeedkuusu yahay mid ku wajahan Hogaamiyaha jabhda Dulmi diid Kornayl Caare,

Hadaba Waxaa Is weydin mudan Faysal cabdi Bootan ma yahay nin Soo Weerari kara caare?Mise Waa Nin Dhoolatus iyo Caga Juglayn Ku Gaabsan doona?