Xubno shir ku qabtay deegaanka Badhan ee gobolka sanaag ayaa sheegay in aanu caare ka fulin karin duulaan deegaankooda.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaashan ayaa u muuqda kuwo Jeegaantu ka hadlisay islamarkaana loo adeegsanaayo jabhad Dulmid diid oo Ku Ah Duulaan Maamulka Jeegaanta.

Beesha warsangali ayaa ka gubanasa oo kaliya dhex marka jabhadu dhexamaraso deegaano kamid ah iyaga waxayna ku hanjaben inay duulaan iyo dagaal la galayaan jabhada hadii ay soo marto dhulkooda taaso u muuqata Garab siin ay garab siinayaan maamulka jeegaanta