Laascanood :Xilli ay ka jiraan biyo la’aan aad u baahsan guud ahaan gobolka Sool ayaa waxaa magaalada Laascaanood ka jirta wershed ballaadhan oo soo saarta biyaha sifaysan Wershed oo ayaa 24 kii saac waxaa laga dhaamiyaa in ka badan 100 booyado oo kala dhamaan
deegaanada kala duwan ee Sool sanaag Buuhoodle iyo Garoowe iyo meelo ,
Waxaana ay tahay hadda wershedani isha 1 aad ee ay dadka reer laascaanod ka helaan biyaha.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maanta oo aan booqnaya xarunta wersheden ee Saafi oo ku taalla bariga magaalada Lascaanood waxaa aanu u kuurgalney sida ay uga soo dhaamyaan booyadaha kala duwan ee wershedani ay
uga soo dhaamiyaan magaalada Laascanood .
Dhinaca kale , qaar ka mida dadka ku dhaqan magaalada Laascanaood ayaa uga mahad naqey wershedani sida ay u dabooshey baahiyaha biyaha ee gobolka
