Deg Deg Daawo::Video:Beesha Isaaq Inay Sidan Uga Dhex Hadasho itoobiya Waa Jileec Ka Muuqday Madaxweyne Cagjar

Jigjiga{ Khaatumonews }Beesha isaaq ayaa olole qabyaaladeysan oo kala qobqob iyo tafaraaruq ah islamarkaana nidamka dawliga ah ee itoobiya gaar ahaan ismaamulka somalida halis ku ah kawada dalka itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saad la wada socoteen magaalada Addis Abab beesha isaaq waxaa ay ku qabatay shir ay abaabulkiisa iyo ololohiisa hormuud ay ka ahayd oo loogu yeedhay shirka beelaha Direed.

Shirka kaliya laguma joog sane waxaa dabasocday intaas hadalada iyo weedhaha qabyaaladeesan ee isimada iyo siyaasiyiinta Hargaysa ku sugan ugu durmaan tumayan daad itoobiya ku sugan.

Wakiilka maamulka somaliland ee Addis Ababa ayaa isna muqaal iska soo duubay uu ku difacaayo beesha dir kuna sheegaayo in ay tahay beesha ugu wey dawlad deegaanka uguna badan.

Hadalka xubintan ka soo yeedhay ayaa ah mid halis badan oo cambaar ku ah nabada iyo midnimada ismaamulka soomaalida.

Isku soowada duubo waxaa xusid mudan in xiligii maamulkii cabdi iley aysan hadli jiren beelaha isaaq iyo beelaha kale soomaalidu islamarkaana wax qabyaalad ah in beeli ku dooodo ama shaqsi ku doodo an laga dhex aqoon kililka balse waxaa muqda dabac iyo jileec ka soo iftiimay dhanka maamulka madaxweynee cagjar