Masuul ka tirsan maamulka snm ee jeegaanta ayaa ka soo goostay iyadoo soodhaweyn balaadhan loogu sameeyay taliska jabhada uu hogaamiyo kornayl caare,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sakariye Nuur Cabdilaahi ayaa ah masuulka dhanka Liisanada lafta ah u qaabilsan maamulka snm waxaana uu sheegay in calaad daro iyo is bahaysi beelaysan uu buddhig u yahay maamulka muuse hogaamiyo islamar ahaantana uusan ahayn maamul qof damiir leh ku sii jiri karo,
