Deg Deg Daawo Video: Waraysi Dhamaystiran uu Bixiyay SarkaalkiI Dhiibay Qalbi Dhagax iyo Arrimo Badan Uu ka Hadlay,

Sanbaloolshe oo ahaa taliyihii Ciidamada Nabad Sugida SoomaaliyaEe NISA ayaa waraysi uu bixiyay uga hadlay arrimo badan oo xaasaasi ah.