Deegeenka goljano oo ah deegaan dhisan muda kooban isla markaana ku talaabsadey horumar dhinacyo sida waxbarashada iyo caafimaadka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xafladan oo ay ahayd mid lagu dhiiri galinayay islamarkaan abaalmarino lagu gudooon siinayay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaankii teeramka ee uu qabtey machadka barashada culuumta shareecada islamka iyo carabiga ee xaaji asli aw cilmi ee deeganka goljano ee gobolka Cayn.
Waxaa idiin Diyaariyay Barnaamijkani Wariye Liibaan Qaran
Soo-saaristii: QARAN MEDIA HD