Munaasibad lagu soo dhowaynayey madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Denni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash ayaa ka dhacday deegaanka Faliidh yaale,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Sidoo kale xaflada ayaa lagu soodhaweeyay Magacaabista Degmada Cusub Ee loo magacaabay Faliidh Yaale

Faliidh yaale ayay puntland ka dhigatay xarun ay ku shaqayn doono maamulka gobolka Sool iyo Kastankuba,

In Faliidh yaale noqoto Xarunta gobolka sool ay ka maamulan puntland ayaa timid kadib markii Tukaraq ka baxday gacanta maamulka puntland