Dhagayso:Dhalinta Soomaalida Oo Heshay Shaqo Abuur,

Waxaa mudooyinkii ugu danbeyse siweyn u kobcaaye dhalinyarada Soomaaliyeed ee kashaqeysto suuqa sarifka lacagaha qalaad ee Internedka.

HALKAN KA DHAGAYSO

Suuqyadan oo markii hore aanay Soomaalida fikrado badan ka heysan, ayaa hadda waxa jira macallimiin tababara Soomaalida dooneysa inay ka mid noqdaan ganacsigan.

Dhalinyaro badan oo Soomaali ayee u noqotay shaqo abuur waxaana siweyn oga faa iiday dhalinyarada kujiro jaamacadaha iyo iskuulada kuwaasi oo dhaqaalo xoogan ka sameyo.