Cali khaliif Galaydh oo mudo ku sugnaa Hargaysa islamar ahaantana mudo ka sii badan oo labo sano ah maamulka snm kolba celcelinaayay ayaa markan xubin kamid ah xisbiga wadani usoo dhiibtay hadal

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Galaydh Isma so otaagin warbaahinta balse siyaasi Cali Cantar ayuu yidhi ka dheh tv-ga intaan ka odhanlahaa.

Siyaasi Cantaroo ku hadlaaya afka cali khaliif galaydh aya yidhi” Dr. Cali Khaliif Galaydh  oo halkan Hargeisa Jooga,   Laba Sano ayaa kasoo wareegtay inta la Cel-celinayo,   Waxaana hada soo baxaysa in la doonayo in lala hadlo DF-Somalia, Maxaa lagala hadlayaa DFS hadiiba ayna Somaliland mid ahayn”

“Hadii heshiiska la dhamaystiri wayao Khaatumo dib ayay Noqonaysaa,  Kuwa halkan joogana way iska tagi doonaan, Cali Khaliif Hargeisa Casuumad uma imaan ee howl-ka wayn ayuu u yimid”