Daawo:Ujeedka Koox ka socota Wadamada Aan La Aqoonsan Oo Hargaysa Soo Gaadhay

Hargaysa{ Khaatumonews } Wafti Ka Socda Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Wadamada Aan la Aqoonsan Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa Iyo Ujeedka Socdalkoda