Deg Deg Daawo Video:arrimo Badan Oo Shirkii Golaha Wasiirada Puntland Looga Hadlay

Waxaa maanta magaalada garoowe caasimada maamulka puntland ka furtay shirkii golaha wasiirada puntland oo u daadihinaayo madaxweyne Deni.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka golaha wasiirada puntland waxaa looga hadlay laguna lafo guray arrimo badan oo culus.