Daawo Video:Reer Burco”Anagaa Alshabaab Ah Oo Qarxina Xamar’

Dhalinyaro reer Burco ah ayaa ka soo muuqday Baraha Bulshada Iyagoo Muqaal iska duubaya oo leh anagaa alshabaab ah oo qarxina xamar iyo ereyo kale yaab leh.