Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland Oo Qaabilay Wefti Usoo Diray Dhaxal Sugaha Sacuudigu,iyo Arrimaha Ay u Socden

Madaxweynaha puntland ayaa madaxtooyada kusoo dhaweeyay masuulitiin ka socda dhaxal suguah dalka sacuudiga salmaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qorshaha socdaalka weftigan ayaa puntland ku sheegtay inay tahay dhismaha xarun lagu maydho {KALYAHA}