Daawo Video:shacabka Muqdisho ka cadhooday Safarka Madaxweyne Farmajo ee Nairobi,

Xili uu magaalada nairobi ee caasimada kenya madaxweynah soomaaliya u joogo arrimo la xidhiidha muranka badda kenya iyo soomaaliya ayaa shacabka caasimada soomaaliya waxaa ay si cadho leh ug hadlen socdaalka madaxweynaha kuna tilmaamen in aan ku habooneen xiligan,