Wararka haatan naga soo gaadhaya gobolka sanaag deegaano badan oo ka tirsan gobolkaasi waxaa soo coomiyay ciidanka jabhada Dulmi-diid ee u hogaamiyo Kornayl Caare,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Caare ayaa ciidan xoogan ka dhigay jihooyin badan oo kamid ah gobolka sanaag taaso keentay in cabsi xoogan so food saarto maleeshiyada U badan habar jeclo ee ku sugan gobolkaasi,

Dhaqdhaqaaqan ciidan ee gobolka sanaag ayaa kusoo beegmaya xili shalay Ciidanka Khaatumo dagaal culus ku dhexmay maleeshiyada SNM Duleedka laascaanood,

Wixii Soo Kordha Kala soco Khaatumonews.com