Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cabdalla Cago-lule ayaa sheegtay weerar dagaal oo maalin ka hor lagu qaadey ciidamo ka tirsan maleeshiyada SNMoo fariisin ku leh deegaanka Gambaro ee duleedka Laascaanood ,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sheegashada Cago-lule waxay kusoo beegmaysaa xilli saraakiil u hadlay SNM ay ku eedeeyeen weerarkaas inay soo qaadeen ciidamo ka tirsa Puntland,waxaana taas bedelkeeda maanta beeniyay masuuliyiin u hadley Xukuumadda PUNTLAND.
