Deg Deg Daawo Video::Maamulka SNM Soo Bandhigay Gaadhi ay Ka Qabsaden Ciidanka Khaatumo,Iyagoona Ku Faanaya Dhiiga dhulbahante, iyo Hantidooda,

Taliyah maleeshiyada isaaq ee ku sugan Tukaraq cali barre iyo xubno kale kamid ah dhiigmiiratada SNM u shaqaysa ayaa warbaahinta kula hadlay maanta laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali bare iyo horgalada ayaa soo bandhigay gaadhi calaawi ah oo cilad farsamo ku timid shalay markii dagaalku dhexmaray maleeshiyada isaaq iyo ciidanka khaatumo ,

Cali barre ayaa ku faanay dhiiga shacabka khaatumo iyo hantidooda isagoona si jeesjees ah ula hadlay maanta warbaahinta maamulka snm.

Waxaa xusid mudan cabaadka iyo qeylada cali barre inay ka turjumayso dhirbaaxadii shalay ciidanka khaatumo ku dhuften maleeshiyada snm iyagoo libin iyo guul ka dhiganaya gaadhi raaxo oo xumaaday halka ay iska indho tirayaan raga hadhka cad lagu dubtay jiida.