Wasiirka warfaafinta puntland mudane mujaahid cali sabarey ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay jabhada snm kadib markii shalay ciidanka khaatumo ku dhuften dharbaaxo culus.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Jabhada SNM ayaa wareerkii ciidamada khaatumo ku qaaden shalay kula galgashay dagaalkaaasi puntland iyo ciidankeeda iyagoo rumaysan waayay in dharbaxadaasi uga timid Ciidanka Badbaado Khaatumo ee kornayl Faysal falaalug hogaamiyo.
Cali sabarey wasiirka warfaafinta maamulka puntand waxaa uu sheegay in weerarkaasi uu ahaa miday fuliyen ciidanka deegaanka ssc islamarkaana aysan puntland shaqo ku lahayn balse uu yahay weerarkaasi mid ay xaq ulahaayen ciidankaasi fuliyay.
Nasiib daro ayuu ku tilmaamay in aysan garan snm cida dhirbaaxday,
