Deg Deg Daawo Video:Caare Oo Ka Hadlay Arrimo Badan

Hogaamiyaha Jabhada Dulmi Diid Kornayl caare ayaa warbaahinta kula hadlay caawa magaalada Qardho isagoona faahfaahin ka bixiyay socdaalo uu ku soo maray meelo badan oo gobolka sanaag kamid ah iyo arrimaha uu kusoo arkay,