War Deg Deg Ah:Khasaaraha Soo Gaadhay Maamulka SNM Dagaalkii Maanta.

Laascaanood{ khaatumonews }Barqo nimadii maanta waxaa dagaal qaraar dhexmaray maleeshiyaada beesha isaaq ee ku sugan deegaanka Gambadho ee gobolka sool iyo ciidamada xoreenta ssc ee Badbaado Khaatumo,

Dagaalkan oo khasaare baaxad leh sababay ayaa inta ilaa iyo hada naloo xaqiijiyay waxa maleeshiyada snm kaga dhntay dagaalkaasi 10 askari.

Dhaawaca maleeshiyada snm ee laascaanood la keenay ayaa isna gaadhaya ilaa 7 askari,

Dhanka ciidanka Khaatumo ilaa hada inta naloo xaqiijiyay waa labo askari oo dhaawac ah,

Dhanka kale maleeshiyada SNM waxaa laga gubay labo gaadhi oo kuwa dagaalka h,

Gadiid lagama gubin ciidanka khaatumo balse waxa jira gaadhi Leyli calaawi ah oo aan qori saarneen oo maleeshiyada snm ku qabsaden goobta kadib markii u xumaaday.

Sawirka Hoose Waa Mujaahid Faysal Falaalug