War Deg Deg ah:Isimada Khaatumo KU Wajahan Itoobiya iyo Qorshaha Socdaalkooda,

Garaad Saleebaan Buraale Adan iyo Garaad abdisalan xasan ayaa haatan ku sugan Magaalada jig Jiga ee caasimada maamulka somalida itoobiya.

Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad abdirisaaq Garaad soofe Ayaana Dhawaan ku biiri doona Isimada kale, Waxana lagu wadaa inay la Kulmaan Madaxda Dawlada deegaanka

Wixii Soo kordha kala soco Khaatumonews.com