Dagaal xoogan ayaa goordhawayd ku dhexmaray Mleeshiyadaka SNM iyo kuwa jabhada xoraynta ssc Ee Badbaado Khaatumo Deegaanka ganbadhe ee gobolka sool.
Dhimasho iyo dhaawac ayaa jira laba dhinacna sidoo kale gawaadhi dagaal ayaa lakala qabsaday.
Dagaalka ayaa bilaabmay kadib markii jid gooyo loo sameeyey maleeshiyaad ka tirsan SNM,
Ciidamadan Jabhada Xoreenta Khaatumo waxaa hogaaminaayay taliyaha ciidanka Badbaado khaatumo Kornayl Faysal Falaalug
Goobta dagaalku ka dhacay ayaa laascaanood ujirta 28km
