Hargaysa{ Khaatumonews }Afhayeenka maleeshiyada isaaq oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa qirtay in maanta ciidanka khaatumo ee u hogaamiyo kornayl faysal falaalug ay dagaal adag ku soo qaaden maleeshiyada Gambadho.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xubinkan u hadlay snm ayaa sheegay in dagaalkaasi ay iska difaacen isagoona intaasi raaciyay been aan sal iyo raad lahayn oo ah inay dhaawacen taliye faysal falaalug islamarkaana ay dhaawacen sadex kale oo askarka khaatumo ah.
Dhirbaaxada maanta ciidanka khaatumo ku dhuften maleeshiyada isaaq ayaa kamid ah shaqo maalmeedka ciidanka khaatumo.
KHAATUMONEWS.COM
