Deg Deg Daawo Video:Beesha Direed Oo Fariin usoo Dirtay Beesha Daarood,iyo Madaxweyne Cagjar

Mid kamid ugaas YADA Beesha Direed oo warbaahinta kula hadlay hargaysa ayaa fariin u diray beesha daarood iyo madaxweyne mustafe cagjar,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugaas Koosaar ayaa sheegay in aysan Ka Anfariirin kana muuyin walaac beesha daarood shirka beelaha direed ee addis ababa islamarkaana aysan n arag shir iyaga ku ah duulaan islamarkaana waxaa uu madaxweyne cagjar usoo jeediyay in uusan shirkaasi shareysan lana mid yahay shirarka beelaha daarood qabsadan