Daawo Video:Cadaado Lagu Soo Bandhgay Diyaarad dagaal Oo Wiil Somali ah Sameeyay,

Magaalada cadaado waxaa diyaarad nooca dagaalka ah ku sameeyay mid kamid ah dhalinta deegaankaasi iyadoo ay ka jaabisay bulshada soomaaliyeed farsamada iyo maskaxda wiilkaasi ku hal abuuray diyaaradan soconasa.