Maamul Beeleedka SNM ayaa soo gaadhsiiyay magaalada laascaanood caasimada gobolka sool Buugaag ,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buugaagtan ayaa ah kuwo xanbaarsan halis badan islamarkaana ay ku qoran tahay taariikhda beesha isaaq iyo waxay ugu yeedhan mujaahitiintii snm.iyo haldoorba beesha isaaq,

Sidoo kale buugaagtan ayaa u jeedkoodu yahay in dhalinyarada Reer Sool lagu dhalan rogo islamarkaana la baro oo taariikh looga dhigo taariikhda SNM ee mujaahid Hebel iyo jadwal aan meel aanu gaaadhsiisnay jirin.

Iskuulada loo qeybiyay waxaa looga digaya barits ama in ay caruurta ku ababiyaan Buugaagtaasi.

Waalidka dhalay caruuurtana waxaa loogu baaqaya inay iska hortaagan casharadan lagu ababinaayo caruurtooda.

Majirto nasiib daro ka weyn in maanta kuwii laayay shacabka laascaanood madaxana ka toogtay haldoorka reer khaatumo islamarkaana cududa iyo laaluushka ku jooga gobolka in ay dhalaankii soo kicilaha ku ababiyaan taariikhdooda aan gaadhsiisnay meelna.