Garoowe{ Khaatuimonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Denni ayaa u magacaabay Taliyaha iyo taliye kuxigeenka ciidanka Madaxtooyadda Puntland Barkhad Cabdulaahi Yuusuf iyo Muumin Cabdi Shire (Muumin Madaxweyne).

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Barkhad Cabdulaahi Yuusuf waxaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda,Halka Muumin Madaxweyne loo magacaabay Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyadda Puntland.