War Deg Deg Ah:Kornayl Abdirishiid Dhagaweyne Oo Lagu Dilay Gobolka Sool,

Wararka haatan naga soo gaadhaya Gobolka sool gaar ahaan magaalada Yagoori ayaa sheegaya in la dilay Kornayl Abdirishiid Dhagaweyne .

Kornayl Abdirishiid Dhagaweyne ayaa lagu dilay badhtamaha magaalada yaroogi ee gobolka sool.

Sida wararku nagu soo gaadhayan dilkan waxa fuliyay mid kamid ah maleeshiyada snm ee Mahad Canbaashe.

Cabdirashiid ayaa isna qudhiisu ka tirsanaa maleeshiyada Mahad Canbaashe waxaana uu kamid ahaa Xubnaha ugu sareeya maleeshiyada u haysto Mahad canbaashe,