Deg Deg Daawo Video:Sarkaal Laascaanood Ku Sugan Oo Digniin Udiray Kenya,

Laascaanood{Khaatumonews}Aadan Maxamed Cali Buley oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee Somalia isla markaana ka soo qayb qaatey dagaaladii difaacada dalka Hooyo ee Somalia ayaa mar uu ka hadlaye xadgudubyada ay dawlada Kernya ka wado bada Somalia fariin u direy shacabka iyo dawlada federaalka ee Soomaalia waxaana uu talooyin u soo jeediey waxa kala gudboon dawlada federaalka arinta Kenya .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Generaalkan ayaa sidoo kale soo bandhigay shahaado sharafyadii uu ku mutaystay difaacada dalka iyo ka qayb qaadashada door muuqda ololihii horumarinta Reer Miyiiga  sanadkii 1975 ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato dagaal looga 
difaaco dawlada Kenya .

Generaalka ayaa sidoo kale fariin u direy dhamaan saraakiishii hore ee Somalia in ay u diyara garoobaan dagaal ay geli doonaan