Deg Deg Daawo Video:Ciidanka Kenya Oo Dilay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Soomaaliya,

Ciidamada dalka kenya ayaa shalay baneeyay deegaanka Faafaxdhuun ee hoostagta Degmada Baardheere

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Goobaha Ay ka bexen ciidanka kenya waxAa ku sugnA ciidan ka TIRSAN dawlada soomaaliya kuwaaso ciidanka kenya usheegay inay iyagu buuxinayan booska iyo furimaha ay kenya ka baxday ISlamarkaana ay dhulka iyagu leeyihiin loona baahan doonin kenya.

Sarkaal u hadlay ciidanka qaranka ayaa sheegay in isla shalay tobankii subaxnimo loo yeedhay taliyihii deegaankaasi iyo Abaandulihiisi oo la kala odhan jiray garaad faarax warsame iyo xasan cabdi maxamed islamarkana ciidanka kenya ay dilen taliyhii ciidanka Abaandulihiina ay dhaawacen qaar badan oo ciidanka kamid ahna ay qafaashen lana aaden dalkooda,