Deg Deg Daawo Video:Beesha Isaaq Oo Laab Qabow Ku Soodhaweysay Itoobiyan laga Soo Baaciyay Boosaaso.

Deegaanka puntland gaar ahaan magaalada boosaaso waxaa laga soo daadgureeyay boqolaal kamid ah itoobiyan ku sugan deegaankaasi oo looga shakiyay amnidaro iyo xaalado kale oo dhaqan xumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Itoobiyaankii laga soo baaciyay Boosaaso ayaa si diiran loogu soodhaweeyay Magaalada burco iyadoona loo furay xafiis loogu yeedhay xafiiska jaaliyadda itoobiya ee Somaliland,