Maamul beeleedka SNM ayaa xiligan ka bilaabay deegaanka beesha isaaq askariyeenta dhalinyarada deegaankaasi
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Askariyeenta dhalinyaradan ayaa imaanasa xili maleeshiyaad badan uga dhinten maamulka snm deegaanka tukaraq islamarkaana ay haawanayaan fadhiisimo badan iyadoo loo carbinaayo hada kun dhalinyaro ah fadhiisimaha hore tukaraq,
