Daawo Video:Maamulka SNM Oo Been Kaga jawaabay Dhiiqo Hore Muuse Biixi U Galay?

Hogaamiye Beeleedka snm Muuse biixi cabdi ayaa dhawaan markii uu soo booqday madaxweynha soomaalida itoobiya Mustafe Cagjar waxaa uu si aanu ka fiirsan u fashiliyay safar qarsoodi u ahaa madaxweyne cagjar oo u ku tagilahaa berbera,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba safarka baaqday ee mudane cagjar waxaa aad u hadal haya shacabka Hargaysa Burco iyo Berbera.

Wasiir Qambi oo kamid xubnaha magac uyaalka ah ka soo jeeda khaatumo ayaa uga jawaabay safarkaasi baaqday ee u fashilkiisa lahaa Muuse Biixi si been cad ah isagoona sheegay in madaxweyne Cagjar ay kusoo korodhay shaqo dagdag ah sidaasna safarkiisii uga baaqday Berbera ee waxa ka yar saacada uu ku badaalan lahaa.