Qaraxyadii habeen Hore ka dhacay caasimada soomaaliya ee muqdiisho ayaa sababay khasaare baaxad leh oo dhiamashadu gaadhayso ilaa sodon qof halka dhaawacu intaasi ka badan yahay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba warbaahinta ayaa maanta muqaal ka soo duubtay jawiga goobihii lagu halaagmasay ee qaraxu ka dhacay,
