Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Wada Xilka Qaadis iyo Masuuliyiinta Seeftu Dul Saaran tahay Wax ka Ogow,

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal wasaaraha soomaalia Xasan cali khayre ayaa si gaar ah uga arrin sanaaya Xilka qaadista masuuliyiin badan oo dawlada kamid ah.

Xogta ay helayso Khaatumonews ayaa Cadeenasa in Madaxweyne Farmaajo iyo khayre si gaar ah u lafa gurayaan xilka qaadista wasiir amniga Mr Islow iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Yariisow iyo Taliyaal badan oomkamid ah Ciidanka Qaranka,

Qorshahan masuuliyiinta looga qaadayao xilka ayaa imaanaya xili amniga caasimada soomaaliya uu ka sii daraayo.

Lasoco Wixii Soo kordha Khaatumonews.com