Deg Deg Daawo Video:Beesha Dir Oo Tidhi ‘Somalia Geeska Afrika Anaga ugu Balaadhan’ iyo Qodobo Shir Usocday Ka Soo Baxay.

Beelaha Direed ayaa mudo sadex cisho ah waxaa uga socday shir balaadhan Caasimada Dalka Itoobiya Ee Addis Ababa oo ay uga tashanaayan midowga beesha iyo arrimo akale oo badan

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka waxaa ay beelaha direed ka soo saaren qodobo dhawr ah sidoo kale waxaa ay shaaciyen inay yihiin cuduuda ugu weyn soomaalida Geeska afrika,