Deg Deg Daawo Video::-Culimada Hargaysa Oo Ka hadAshay arrin Fadeexad Ku ah Maamulka Muuse,

Hargaysa{Khaatumonews}Culimada magaalada Hargaysa ayaa siwada jir ah waxaa ay uga hadlen arrin aysan ku farxin maamulka muuse biixi kuna ah fashil,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culimada ayaa ka qeylisay burburka iyo dhibta xoogan ee ka muuqada jidadka Hal Bowlaha u ah magaalada hargaysa.