Deg Deg Daawo::Weerarkii Madaxtooyada Soomaaliya Maanta Lagu Qaaday iyo Khasaaraha Soo Gaadhay?

Sidii aanu wararkii Hore Khaatumonews.com idiin ku soo gudbinay waxaa weerar hoobiyaal ah ku garaacay madaxtooyada soomaaliya looga taliyo oo ku fadhida dhul baaxadiisu weyn tahay ururka alshabab.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Weerarkan oo ku rifay anfariir madaxda dalka oo godkoodii hada loogu soo galay ayaa laga soo qaaday sawiro muujinaya khasaaraha soo gaadhay madaxtooyada.