Daawo Video:Hani Uk Oo ka Soo Jawaabtay Heestii Haweenka Uu ku Weeraray Faysal Hawaase?

Fanaanada Hani Uk ayaa Hees cajiib ah kaga jawaabtay weerarkii uu haweenka uu ku soo qaaday todobaadkii hore Fanaanka Faysal Hawaase,